Saturday, February 1, 2020

Ciraaq: Ismari-waa ka Taagan Xulashada Ra'iisuwasaaraha Dalkaasi

Waqtigii uu madaxweynaha Ciraaq u qabtay in baarlamaanka dalkaasi ay ku soo gudbiyaan ra'isulwasaare cusub ayaa ku eg maanta oo Sabti ah, xilli uu cadaadis cusub ka imanayo dadka ku mudaahaaraadaya wadooyinka ka dib markii uu banaanbaxyo cusub ku baaqay wadaadka saameynta badan ee Moqtada Sadr.

from VOA https://ift.tt/2GIKc0n
via IFTTT

No comments:

Post a Comment