Qaarxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa lala eegtay gaari uu la socday mas'uul ka tirsan maamulka degmada Dharkeenley, halka qaraxa kale oo ka dhacay Ex-control Balcad lala beegsaday kolonyo askarta AMISOM ka tirsan.
from VOA https://ift.tt/31hg2ek
via IFTTT
No comments:
Post a Comment