Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallo ay wadaan dad Soomaaliyeed oo la doonayo in lagu ciribtiro faquuqa iyo heyb sooca lagu sameeyo qaar ka mid ah bulshooyinka Soomaalida. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
from VOA https://ift.tt/3b3BOq9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment