Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa cambaareysay doorashadii shalay ka dhacday Galmudug ee madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Qoor Qoor, iyo mowqifkii uu ka qaatay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto.
from VOA https://ift.tt/391xSUZ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment