Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka uu dagaal ku dhex maray ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Soomaaliland meel u dhow degmada Dhahar. from VOA http://ift.tt/29GOVBN via IFTTT
No comments:
Post a Comment