Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa aqalka Cad ku qabtey munaasabad lagu xusaayey Ciidul-Fitriga, waxaana munaasabadaas lagu casuumey muslimiin ka kala yimid gobolada dalkan Mareykanka iyo dibadaba. from VOA http://ift.tt/2ahYftP via IFTTT
No comments:
Post a Comment