Ugu yaraan 31 qof ayaa lagu dilay tobaneeyo kalena waa lagu dhaawacay magaalada ku taalla Woqooyiga Bari ee Syria ee Qamishli, kadib markii ay ka dhaceen laba qarax bam. from VOA http://ift.tt/2agCRDj via IFTTT
No comments:
Post a Comment