Baroordiiq iyo murugo ayaa ka bilaabatay maanta dalka Afghanistan kadib marki Sabtidi shalay aheyd ay kooxda ISIS dishay dad gaaraya 80 ruux weerar bambaano oo ka dhacay magaalada Kabul. from VOA http://ift.tt/2a9uk87 via IFTTT
No comments:
Post a Comment