Ciidamada Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay qalab ciidan oo sida la sheegay kusoo jeeday Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, halkaasi oo ay maamulaan maleeshiyaada Al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/29GT7Qe via IFTTT
No comments:
Post a Comment