Dowladda Kenya ayaa dhowaan sheegtay inay dib u celineyso qaxootiga Soomaalida ee ku sugan xerada Dhadhaab. Sidoo kale, qaxooti badan ayaa billaabay inay iskood dalka ugu laabtaan. Hase yeeshee su'aashu waxa ay tahay sidee ayaa loo maareyn karaa qaxootiga dib ugu noqonaya dalka, maxaase laga baran karaa dalalkii ay arrintan oo kale horey u saameysay. Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.
from VOA http://ift.tt/29YqPQx
via IFTTT
Friday, July 15, 2016
Faaqidaadda: Mareeynta Qaxootiga Dib Ugu Laabanaya Somalia
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment