Tuesday, July 12, 2016

Nairobi: Booliis Dilay Dhalinyaro Soomaali ah

Ciidamada booliska dalka Kenya, ayaa xalay laba wiil oo dhalinyaro Soomaali aheyd ku dilay xaafadda Islii ee degmada Kamakunji, magaalada Nayroobi. Labada wiil ayaa lagu eedeyay inay ka mid ahaayeen kooxo burcad ah oo Islii ka jira, kuwaas oo dhac iyo dilalba u geysta dadka ku dhaqan Islii oo ay Soomaalida ku jiraan.

from VOA http://ift.tt/29Q4Z1L
via IFTTT

No comments:

Post a Comment