Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga dalkan Maraykanka Hillary Clinton ayaa u xulatay Tim Kaine oo ah Senator laga soo doorto gobolka Virginia inuu noqdo madaxweyne Ku-xigeenkeeda. from VOA http://ift.tt/2a8hl7F via IFTTT
No comments:
Post a Comment