Warbaahinta dowladda Turkiga ayaa ku warrantay in ugu yaraan 20 ka tirsan mintidiinta Kurdish-ka lagu dilay duqeymo ay diyaaradaha Turkiga ka fuliyeen woqooyiga dalka Ciraq, Arbacada maanta ah. from VOA http://ift.tt/2afTFPc via IFTTT
No comments:
Post a Comment