Ugu yaraan 8 ruux ayaa ku dhimatay in ka badan 100 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib marki gaari bam lagu soo rakibay lagu qarxiyey magaalada Diyarbakir ee Koofurbari dalka Turkiga. from VOA http://ift.tt/2fBWjlg via IFTTT
No comments:
Post a Comment