Guud ahaan deegaanada Somaliland waxa maanta laga oogay salaad roob doon ah, kadib markii gobolada bariga ay soo waajahday abaar saamaysay dad iyo duunyaba from VOA http://ift.tt/2fEnzif via IFTTT
No comments:
Post a Comment