Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa marki ugu horreysay la hadlay Laanta AfSoomaaliga ee VOA, isaga oo faahfaahin ka bixiyay xidhiidhka Soomaaliya iyo Turkiga. from VOA http://ift.tt/2foDa2U via IFTTT
No comments:
Post a Comment