Odayaash labada dhinac ee uu dagaalku dhexmarey iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku baxay qaboojinta xiisad ka dhalatay dilal salka ku hayay aano qabiil oo gaaray degaanka Teedaan ee gobalka Hiiraan. from VOA http://ift.tt/2jqPsf1 via IFTTT
No comments:
Post a Comment