Sunday, January 15, 2017

Madaxweynaha Jubbaland oo ka Hadley Caqabadaha Haysta Maamulkiisa

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo la hadley xildhibaanada Jubbaland ayaa ka waramey arrimo ku saabsan caqabadaha maamulkiisa ka heysta kala xirnaashaha deegaanada Jubbaland

from VOA http://ift.tt/2isf1gc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment