Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa in maanta oo arbaco ah uu amar ku bixiyo in la dhiso darbi u dhaxeeya Mareykanka iyo dalka Mexico ee dhinaca Koonfurta uu xuduud kala wadaago. from VOA http://ift.tt/2jxQOl5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment