Hay'adaha bani'aadminimada ee Soomaaliya ayaa raadinaya $864 million oo dollar oo ay gaadhsiiyaan 3.9 million oo qof oo u baahan badbaadin iyo gargaar bani'aadminimo, gudaha dalka Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2iJbDMf via IFTTT
No comments:
Post a Comment