Ciidamada Syria ayaa maanta sheegay in Israel ay weerar gantaallo ku qaaday saldhig milatariga Syria ay ku leeyihiin meel u dhow magaalada Damascus, taasi oo dhalisay qaraxyo dhowr oo aad u weyn. from VOA http://ift.tt/2ijTXIA via IFTTT
No comments:
Post a Comment