Madaxa hay'adda qaxootiga keenta Mareykanka ee Community, Refugees and Immigration Services "CRIS" ayaa walaac ka muujisey amarka madaxweyne Donald Trump ee qaxootiigii ay keenilahaayeen saameeyey. Waxaa madaxa hay'addaas ay sheegtey in dadka qaxootiga ay u baahan yihiin caawinaad aysana geysan wax xadgudubyo ah. Angie Plummer oo ah madaxa hay'adaas ayaa Sahra Cabdi Axmed uga warrantey waalaacooda iyo wareerka ka dhashey wareegtada madaxweynaha.
from VOA http://ift.tt/2kKusBe
via IFTTT
No comments:
Post a Comment