Friday, January 20, 2017

Taariikhda Caleemo Saarka Madaxweynaha Mareykanka

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la caleemo saarayaa, waxaana munaasabadda dhaarta ee Donald Trump shaashadaha caalamnka ka daawan doono malaayiin qof.

from VOA http://ift.tt/2jGUnZv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment