Dalkan Maraykanka haweeynay garsoore ka ah maxkamad ku taalla New York ayaa hor-istaagtay oo joojiysay qeyb ka mid ah wareegtada madaxweyne Donald Trump uu ku mamnuucay in Maraykanka ay yimaadaan qaxootiga iyo dadka ka soo jeeda 7 dal oo Somalia ku jirto.
from VOA http://ift.tt/2kHCxSR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment