Doorashadii xubnaha Aqalka Hoose ee matalaya Somaliland ayaa mar kale maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana maanta la doortay saddex kursi. from VOA http://ift.tt/2iQBUbx via IFTTT
No comments:
Post a Comment