Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay'ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax ee gobalka Hiiraan. from VOA http://ift.tt/2uIL0NW via IFTTT
No comments:
Post a Comment