Friday, July 21, 2017

Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari

Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.

from VOA http://ift.tt/2uIs69Y
via IFTTT

No comments:

Post a Comment