Diyaarado dagaal ayaa duqeeyey saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Golashumbi oo 50km dhanka galbeed uga beegan magaalada Kismaayo. from VOA http://ift.tt/2tCc9xY via IFTTT
No comments:
Post a Comment