Goobjoogayaal ku sugan bartamaha Somalia ayaa sheegaya in dagaallo culus ay deeggaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ku dhexmarayaan ciidamo ka tirsan ururka Ahlu-Sunna iyo dadka deegaanka. from VOA http://ift.tt/2vn3aCQ via IFTTT
No comments:
Post a Comment