Dawladda Somalia ayaa sheegtay in ganacsatada lagu helo inay taageero dhaqaale u fidiyana ururka Al-Shabab sharciga lala tiigsan doono, sida ay shir jaraa'id ku sheegeen madax dawladda ka tirsan. from VOA http://ift.tt/2vy7ijw via IFTTT
No comments:
Post a Comment