Wednesday, July 26, 2017

Warbixin: Khasaaraha Lacagta Been Abuurka ee Hiiraan

Lacagaha sharci darada ah ayaa meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah u horseeday qiima dhaca ku yimid shillinka Soomaaliga, tasoo sare u qaaday qiimihii maciishadd,a khasaare ba'anna u geystay ganacsatada yar yar. Qiime dhaca lacagta shiling iyo dhibaatada ka dhalatay meelaha laga dareemay  waxaa ka mid ah gobolka Hiiraan, oo ganacsato ay ku qabatay kullan ay ku qiimeeyeen khasaaraha soo gaaray inuu ka badan yahay hal milyan oo dollar. Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan Beledweyne ka soo diray.    

from VOA http://ift.tt/2tYB6ny
via IFTTT

No comments:

Post a Comment