Monday, July 31, 2017

Maxkamad Ayiday Xukunka Askarigii Dilay Wasiir Cabaas

Maxkamadda sare ee ciidamada ayaa maanta ayiday xukun dil ah oo horey maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada ugu xukuntay askarigii dilay wasiir hore ee howlaha guud  Cabaas  Cabdullahi Siraaji. Gudoomiyaha maxkamadda Sare General Liibaan Cali Yarow ayaa xukunkan uga waramay wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, oo ugu horeyn wydiiyay, sababta ay ku diideen racfaankii ay qaateen qareenaddi difaacayay eedeysanaha.  

from VOA http://ift.tt/2vb0gnp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment