Saddex ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa ku dhimatay mid kalena wuu ku dhaawacmay israsaaseyn galabta ka dhacday agagaarka dhismaha tiyaatarkii qaranka ee magaalada Muqdisho. from VOA http://ift.tt/2v7OKcN via IFTTT
No comments:
Post a Comment