Boqolaal qof ayaa maanta banaanbaxyo rabshada wata oo ay kula wareegeen mid ka mid ah gaadiidka ciidamada Amisom ka sameeyey jidadka magaalada Muqdisho. from VOA http://ift.tt/2wmyFgY via IFTTT
No comments:
Post a Comment