Monday, August 7, 2017

Gaas oo ku Dhawaaqay Gole Wasiiro Cusub

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa maanta ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub oo ka kooban 53 xubnood, kadib markii golihiisii wasiirada ay dhawaan kalsoonida kala noqdeen baarlamanka Puntland oo ku eedeeyay wax qabad la'aan. Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiirul dowlayaal, waxaana sidoo kale qaar ka mid ah ay yihiin xubnihii horey ugu jiray golaha wasiirada. Wariyeheenna Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixitan ka soo diray magaalada Garowe.  

from VOA http://ift.tt/2vciQeh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment