Kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa diiday dalab dhan 100 milyan oo yuro oo ay usoo bandhigtay kooxda Barcelona, taasoo ay kaga dalbatay ciyaaryahan Philippe Coutinho. from VOA http://ift.tt/2hLBhSf via IFTTT
No comments:
Post a Comment