Wednesday, August 9, 2017

Wararki Ugu Danbeeyey ee Doorashooyinka Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u muuqda inuu wali kaga horreeyo hogaamiyaha mucaaradka codadka ilaa iyo hadda la tiriyey ee doorashadi Talaadadi ka dhacday dalkaasi.

from VOA http://ift.tt/2vkYlvQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment