Sunday, August 6, 2017

Djibouti: Maxamed A. Jabha oo Geeriyooday

MAXAMAD AXMAD JABHA oo ka tirsanaa mucaaradka Djibouti ayaa xabsiga dhexdiisa ku geeriyooday sida uu VOA u sheegay xubin ka tirsan Guddiga xuquuqda aadanaha ee Jabuuti

from VOA http://ift.tt/2wx9qYt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment