Inkasta oo la ammaano dimoqraadiyadda Kenya gaar ahaan sida ay u dhacday doorashadii u dambaysay haddana waxxyaabaha waddanka ragaadiyey waxaa ka mid ah musmaasuqa oo la sheegay inuu aafeeyey siyaasadda kore iyo bulshada hooseba ilaa booliiska waddooyinka jooga
from VOA http://ift.tt/2udKWTs
via IFTTT
No comments:
Post a Comment