Madaxweyne Uhurru Kenyatta oo Hogaaminaya Codadka La Tiriyey ee Doorashada Kenya
Madaxweynaha talada haya ee dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa hogaaminaya codadka ilaa iyo iminka la tiriyey ee doorashadi madaxtinimada ee Talaadadi shalay ka dhacday dalkaasi.
No comments:
Post a Comment