Tuesday, August 8, 2017

Trump oo Si Caro leh Ugu Hanjabay Kuuriyada Waqooyi

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu goodiyay Kuuriyada Waqooyi in ay la kulmi doonto cadho iyo dab uusan caalamka waligii arkin, hadii aysan Mareykanka ka joojin hanjabaadaha.

from VOA http://ift.tt/2vjXlGL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment