Koox u dhaqdhaqaaqda xuquuqda aadanaha dalka Syria ayaa sheegtay in mintidiinta kooxda Daacish ay 128 qof ku dileen magaalada Qaryateyn ka hor inta aysan ciidamada dowladda la wareegin magaaladaas. from VOA http://ift.tt/2xZiElx via IFTTT
No comments:
Post a Comment