Saturday, October 28, 2017

Dhallinyaro Taageersan Kulmiye oo Weeraray Hoyga Cirro

Koox dhalin yaro oo tageerayaal u ah xisbiga Kulmiye, ayaa xalay isa soo hor dhoobey hoyga guddoomiyaha xisbiga Waddani  C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, kuwas oo lagu eedeyay inay dhagxaan ku tuureen hoyga guddoomiyaha oo xilligaasi ka maqnaa.

from VOA http://ift.tt/2zX7Ph1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment