Monday, October 30, 2017

Shaqadii Dekadda Boosaasoo oo Hakad Gashay

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa xirnayd dekedda magalada Boosaaso, oo dhowaan lagu wareejiyey shrikadda P&O oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magaalada Boosaaso.

from VOA http://ift.tt/2zi6pkh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment