Waxaa xalay dhacay ciyaaro xiisa lahaa oo ka tirsanaa horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga. Kooxda Napoli ayaa dib usoo ceshatay hogaanka oo ay si ku meel gaar ah u heysay Inter muddo hal maalin ah. from VOA http://ift.tt/2i7ukro via IFTTT
No comments:
Post a Comment