Laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Chelsea N'Golo Kante ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto garoomada, kadib marki uu kasoo bogsaday dhaawac uu muddo todobaadyo ah la jiifay. from VOA http://ift.tt/2gQ4FDu via IFTTT
No comments:
Post a Comment