Tuesday, October 31, 2017

Odinga oo qaadacay natiijada doorashada Kenya

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa gaashaanka ku dhuftay naatiijada doorashadii toddobaadkii hore ka dhacday dalkaasi waxaana uu ku baaqay inaan la oggolaan inay sharci ahaato.

from VOA http://ift.tt/2zV5yCr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment