Monday, October 30, 2017

Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo La Xirey

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Axmed Cabdullaahi (Fanax) ayaa shir jaraa'id oo uu maanta qabtay ku sheegay inuu la kulmay handadaad iyo is hortaag, taasina ay ku qasabtay inuu xiro xafiiska.

from VOA http://ift.tt/2gP1bkE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment