Friday, October 20, 2017

Jamhuuriga oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda

Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate Mareykanka ayaa cod 51-49 ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda, taasi oo dhabbaha u xaareysa waxa uu madaxweyne Trump ugu yeeray "isbeddel weyn iyo cansuur dhimis"

from VOA http://ift.tt/2guYg47
via IFTTT

No comments:

Post a Comment