Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax ka dhacay deegaanka Danida ay ku dhinteen ugu yaraan lix ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/2zVjqwu via IFTTT
No comments:
Post a Comment